WAJAALE NEWS

Khasaarihii Ka dhashay duufaantii Ku dhufatay Magaalada Salaxlay oo La Soo bandhigay

Salaxlay (WJN) – Maamulka degmada Salaxlay ayaa waxa ay soo bandhigeen Khasaarihii ka dhashay Robaabkii duufaanada watay ee xalay ka Da’ay magaalada Salaxlay iyo deegaano ka tirsan oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/w9p7GU80WwE

 

Exit mobile version