Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland oo gaadhay dalka Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland oo gaadhay dalka Jabuuti
June 17, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti (WJN) – Maamulaha madaarka Cigaal Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo uu weheliyo Agaasimaha mashaariicda Hay’adda duulista iyo madaarada ayaa safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS