Hooyo danyar ah oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Xadhig iyo Tacadi uu Kula Kacay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hooyo danyar ah oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Xadhig iyo Tacadi uu Kula Kacay Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland
June 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN) –Hooyo Ayaan Maxamed Cabdilaahi (Ayaan Juujuule) oo ka mid ah qoysaska danyarta ah ee ku hareeraysan guriga Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland ee ku yaal xaafada Shacabka ee Magaalada Hargaysa ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujisay dulmi, tacadi iyo xadhig uu kula kacay Madaxwayne Ku-xigeenku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/gdb_pGAjX2o

 

 

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS