Xoghayaha Mujaahidiinta Somaliland oo Ka hadley Xaalada uu dalku Ku Suganyahay, Fariina u diray Madaxweyne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Mujaahidiinta Somaliland oo Ka hadley Xaalada uu dalku Ku Suganyahay, Fariina u diray Madaxweyne Muuse Biixi
June 17, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN) – Xoghayaha mujaahidiinta Somaliland Kayse Maxamed Cabdi ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadlay xaalada uu wadanku ku sugan yahay iyo colaadaha ka jira qaar ka mid ah deegaanada bariga waxaana uu fariin u diray Madaxwaynaha Somaliland isagoo ugu baaqay in hoos uu u eego cidkasta oo qaranka xaq iyo xuquuq ku leh.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS