Guddomiyaha gobolka togdheer oo ka hadlay qiimo koradhka ku yimiday shaaha maqaxiyaha Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddomiyaha gobolka togdheer oo ka hadlay qiimo koradhka ku yimiday shaaha maqaxiyaha Burco.
June 18, 2018 - Written by Wariye:

Hargaysa(wjn):badhasabka gobolka togdheer oo ka hadlay qiimo koradhka ku yimiday qiimaha shaaha maqaxiyaha magalada Burco oo kor uga kacay qiimihii hore loogu iibin jiaray waxa kale oo uu sheegay inay ka talaabo ka qadayaan isla markaana ay xukuumada u taalo sidii ay wax uga qaban lahayd

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS