WAJAALE NEWS

Guddomiyaha gobolka togdheer oo ka hadlay qiimo koradhka ku yimiday shaaha maqaxiyaha Burco.

Hargaysa(wjn):badhasabka gobolka togdheer oo ka hadlay qiimo koradhka ku yimiday qiimaha shaaha maqaxiyaha magalada Burco oo kor uga kacay qiimihii hore loogu iibin jiaray waxa kale oo uu sheegay inay ka talaabo ka qadayaan isla markaana ay xukuumada u taalo sidii ay wax uga qaban lahayd

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habbane

Exit mobile version