Wasaradda waxbarashada iyo sayaniska oo shaaciyay xiliga la galayo imtixaanka shahaadiga ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaradda waxbarashada iyo sayaniska oo shaaciyay xiliga la galayo imtixaanka shahaadiga ah
June 18, 2018 - Written by Wariye:

daauudHargaisa(wjn):wasiirka wasaaradda waxbarashada somaliland iyo xafiiska imtaxanadka qaranka Somaliland oo  shaaciyey xiliga loo fadhiisanayo imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo 12aad sidoo kalena waxa ay ka hadleen sida way wasaraddu heegan ugu jirto inay imtaxaankaasi uy qaado si cadalad ah ugu horayntii waxa ka hadlay masuuliyiinta wasarada waxbarashada oo aad ugu dheeraaday ahmiyada uu qaranka u leeyahay imtgaxankan shahaadiga ah

 

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS