Magaladda Garoowe waxa lagu waxyeeleeyay laba haween ah oo somaliland ka soo jeeda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaladda Garoowe waxa lagu waxyeeleeyay laba haween ah oo somaliland ka soo jeeda.
June 18, 2018 - Written by Wariye:

laascanoodHargaisa(wjn):gudoomiyaha gobolka Sool ayaa ka hadlay dhaawaca laba haween ah oo lagu soo dhibateeyay magalada Garowe ee xukumada Soomaaliya  oo lasoo gaadhsiiyey magaaladda Laascaanood ayaa waxa sharaxad ka bixiyay sida ay wax u soo gadheen gudoomiyaha gobolkaasi

 

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS