Wasiirka Cadaaladda jsl Oo Xukuumada Ka Difaacay Eedo Uu Usoo Jeediyay Xildhibaan Cali Aareeye, Golaha Wakiiladana ka Codsaday In Talaabo Laga Qaado, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaaladda jsl Oo Xukuumada Ka Difaacay Eedo Uu Usoo Jeediyay Xildhibaan Cali Aareeye, Golaha Wakiiladana ka Codsaday In Talaabo Laga Qaado,
June 18, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada cadaalada somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa xukuumada madaxwayne muuse biixi ka difaacay eedo uu hore ugu soo jeediyay Xildhibaan Cali aareeye oo kamida Golaha wakiilada  kana soo jeeda gobolka salal.

Sidoo kale wasiirka Cadaalada ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaanka isagoo  golaha wakiilada ka codsaday in ay Talaabo Anshax marin ay ka qaadaan xildhibaan Cali Aareeye ,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS