Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Socdaalkii Raysal-wasaaraha Itoobiya Ku Tagay Muqdisho, Shaacisayna In Aanu Wax Saamayn ah Ku Lahayd Heshiiska Ay Wada Galeen, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Socdaalkii Raysal-wasaaraha Itoobiya Ku Tagay Muqdisho, Shaacisayna In Aanu Wax Saamayn ah Ku Lahayd Heshiiska Ay Wada Galeen,
June 18, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta somaliland ayaa ka hadlay socdaalkii raysal wasaaraha itoobiya ku tagay Muqdisho iyo heshiisyo ay wada galeen,

Wasiirka warfaafinta ayaa shaaciyay in aanay wax saamayn ah ku yeelanayn danaha Somaliland Iyo itoobiya ka dhexeeya,

Halkan Ka Dhagayso Warkan Oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS