Hambalyo Meher Wacan Mudane Cumar Cismaan Miigane Iyo Marwadiisa Tasliin Cali Shaqale Oo Meherkooda Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Meher Wacan Mudane Cumar Cismaan Miigane Iyo Marwadiisa Tasliin Cali Shaqale Oo Meherkooda Ka Qabsoomay Magaalada Hargaysa.
June 23, 2018 - Written by Editor:

Dhamaan Dhalinyarada ,Aqoonyahanka, Iyo Bulshada Qaybaheeda kale Duwan Ayaa Waxay Halkan dhambaal Hambalyo ah Uga dirayaa Meherka  Mudane Cumar Cismaan Miigane iyo Marwadiisa Tasliin Cali Shaqale oo maanta ka qabsoomay magaalada hargaysa Gaar Ahaan Huteelka Maansoor.

Aroos wacan 2

Xaflada Meherka ayaa ahayd mid si heer sare loo soo Agaasimay Isla markaana Badi kulmisay haldoorka Somaliland iyadoo goobta xafladu ka qabsoontay ahayd mid ay si gaara U Mideysay Dhalinyarta Reer Somaliland.

aroos wacan1

Hanbalyadan Farxada Leh Ayaa Waxay Asxaabtan kala Duwanu u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada waxay dhambaalkan udiraan qoyskan cusub ee kusoo biiray Aqalada muslimiinta gaar ahaan kuwa Reer Somaliland.

meherka cumar iyo tasliin 4

Faysal Cumar Madar .

Maxamed Axmed Jaamac Caloolay

Mustafe Maxamed Khayre.

Maxamed Faarax Miigane

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame.

 Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale

 Mukhtaar Cabdi Jaamac

Mustafe Dayib Suufi

 Sacad Cabdi Xuseen.

 Mukhtaar Muuse Gadhle

 Maxamed Aqli

 Buraale Jibriil Gaaxnug

 Siciid Jaamac Cali.

Maxamed cali Sheekh Cumar.

Khaalid Aadan Jiinaali.

meherka cumar iyo tasliin 3

Sidoo kale waxaa Hambalyo Aan Lasoo koobi Karin hawada umarinaya Cumar Iyo Tasliin Guud ahaan Dhalinyarada Dalada Somaliland ee Sonyo Iyo shaqaalaha Waynaha  dalada sonyo.

meherka cumar iyo tasliin 2

Waxayna dhamaan dadkani leeyihiin Noqda kuwii aqal galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo , waxaanan ugu ducaynaynaa  Ducadii  N,N,K.H “Baraakallaahu laka wa baaraka Caleyka Wa jama Baynakumaa Fil Kheyr.

بارك الله لكم وبارك عليكم وجمع بينكم بالخير

COMMENTS
LINKS