Mucjisooyinka Uu Leeyahay Sanadkan Koobka Aduunka Ee 2018!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mucjisooyinka Uu Leeyahay Sanadkan Koobka Aduunka Ee 2018!!
June 24, 2018 - Written by Editor:

Waxaa imika la galay ciyaartii labaad ee is araga koowaad ee guruubyada oo imika ku dhaw dhamaan iyadoo la gali doono ciyaartii saddexaad ee ugu danbaysay is araga lugta koowaad ama guruubka.

Mucjisoonka sanadkan wuu leeyahay ayaa ka duwan kuwii hore loogu arki jiray koobabkii kan ka horeeyey.

CIYAARO

  1. Arinta ugu layaabka badan sanadkan ayaa waxa ay tahay wadamadii ugu awooda waynaa kubada cagta ayaa badankooda ciyaartii ugu horeysay la wada qabtay halka qaar laga badiyey qaarna ay galeen bar-bar dhac. Sida wadamadaa oo ay ka mid ahaayeen Spain, Argentina, Brazil, Portugal iyo Germany.
  2. halka ciyaartii labaad badankoodu ay wada badiyeen marka laga reebo wadanka Argentina oo ciyaartii labaad laga badiyey.
  3. Markii hore waxa ay u eekayd in ay is bedashay kubadii cagtu oo la isa soo wada gaadhay oo ayna jirin wax awood ah oo koox ama wadan midna aan lagu sheegin karin balse taa waxaa been ka dhigay markii ciyaarihii labaad la ciyaaray.

La soco………………

Wariye M, Ali sheekh

COMMENTS
LINKS