Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Fariin Muhiima Oo Ardayda Lagaga Wacyigalinayo Qiska Iyo Dadaal La’aanta Imtixaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Fariin Muhiima Oo Ardayda Lagaga Wacyigalinayo Qiska Iyo Dadaal La’aanta Imtixaanka.
June 27, 2018 - Written by Editor:

Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Fariin Muhiima Oo Ardayda Lagaga Wacyigalinayo Qiska Iyo Dadaal La’aanta Imtixaanka.

Barnaamijkan Ayaa Ku Saabsan Mid Ardayda Kala Duwan ee Qaranka Somaliland Lagu Wacyigalinayo Sidii looga Hortagi Lahaa Islamarkaana Ardaydu iskagaga Dayn lahaayeen Qiska iyo Wax Akhris La’aanta Ardayda Inta Badan Aan Sameynin Dadaalka, Iyadoo Wakhti Kooban Uu ka Hadhsan yahay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dhamaan Dalka Somaliland Dugsiyada Hoose iyo Kuwa Sareba Galidoonaan Maalinta Sabtida ee Fooda inagu Soo Haysa.

Halkan Hoose KaDaawo.

 

COMMENTS
LINKS