Shacabka gobolka Gabiley oo Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu Sharcigu Sareeyo oo dadka iyo dalkaba Lagu dhaqo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka gobolka Gabiley oo Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu Sharcigu Sareeyo oo dadka iyo dalkaba Lagu dhaqo
June 27, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Qaar ka mid ah dadwaynaha gobolka Gabiley ayaa waxa ay Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqeen in sharcigu sareeyo oo dalka iyo dadkaba lagu dhaqo sharciga islamarkaana sharciga la mariyo cidii ku kacda falal lidi ku ah qaranimada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS