WAJAALE NEWS

Shacabka gobolka Gabiley oo Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu Sharcigu Sareeyo oo dadka iyo dalkaba Lagu dhaqo

Gabiley (WJN)- Qaar ka mid ah dadwaynaha gobolka Gabiley ayaa waxa ay Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqeen in sharcigu sareeyo oo dalka iyo dadkaba lagu dhaqo sharciga islamarkaana sharciga la mariyo cidii ku kacda falal lidi ku ah qaranimada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version