DAAWO; Suugaanta Nabadaynta Ceel- Afwayn Iyo Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Ku Cabiray Dhibaatada Colaada Iyo Cida Ka Gaabisay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suugaanta Nabadaynta Ceel- Afwayn Iyo Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Maanso Ku Cabiray Dhibaatada Colaada Iyo Cida Ka Gaabisay.
June 27, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W.N) Hal Abuurka Da,dayar Ee Reer somaliland Ayaa  Caawa Munaasibad loogu  magac Daray “Suugaanta Nabadaynta Ceel- Afwayn ku Qabtay Magaalada Hargaysa Huteel Maansoor Taasi oo ay kasoo qaybgaleen boqolaal dhalinyaro ah iyo aqooyahano, madaxdhaqameed iyo bulshada qaybaheeda kala duwani,

Abwaan cabdilaahi xasan ganey

Xafladan Oo ay soo Abaabuleen Abwaanadii Dhawaan safar Nabadeed ku tagay Gobolka Sanaag Iyo Deegaanadii ay ka Dhacay dirirta Udhaxaysa Beelaha Walaalah aah ee wada degan Deegaanadani,

Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ahaa kooxdan Ayaa  Madashan ka jeediyay Weedho uu ku cabirayo wixii ay Indhahooda kusoo Arkeen Iyo  Cida ka Gaabisay waxka Qabasheeda

Sidoo kale Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey ayaa munaasibada ka Tiriyay  Maanso uu Kaga Hadlo Dhibta colaada  Sokeeyuhu  leedahay iyo Doorkii culimada, Iyo Siyaasiyiinta oo ka maqan  gurmada arintan,

Halkan ka Daawo Maansada Iyo Nuxurka ay Xanbaarsan Tahay,

COMMENTS
LINKS