WAJAALE NEWS

Cilmi Baadhis Lagu Sameeyey Baahiyaha Arimaha Bulshada Ee Magaalada Gabiley Iyo Aqoonyahan Maxamed Gadhle Oo faah faahin Ka Bixiyay.

GABILEY(W,N) Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud Gadhle Oo kamida Dhalinyrada Reer Somaliland  Ee Aqoonta Dheer uleh sida Daraasad loogu sameeyo qaybaha kala duwan ee Arimaha bulshada ayaa soo bandhigay Cilmi Baadhis uu ku sameeyay Arimaha Bulshada Aas Aasiga ah ee Magaalada gabiley Duruufaha Baahsan ee Jira Goobaha ay bulshadu ku Ganacsato.

HALKAN KA DAAWO ; AQOONYAHAN MAXAMED GADHLE OO ARIMAASI SHARAXAYA;

Exit mobile version