DAAWO ;Maxaa Iska Badalay Qodobadii Madaxwayne Biixi Ka Rajaynayay In Ay kasoo Baxaan Shirkii Beelaha Gar-xajis? Iyo Kala Fogaanshaha 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Maxaa Iska Badalay Qodobadii Madaxwayne Biixi Ka Rajaynayay In Ay kasoo Baxaan Shirkii Beelaha Gar-xajis? Iyo Kala Fogaanshaha 8 Qodob Oo Laga Soo Saaray!
July 2, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland oo dhawaan ka hadlay shirka beelaha garxajis ee ka socday buurta gacan libaax ayaa shaaciyay qodobada uu rajaynayo in kasoo baxaan gabo gabada shirka beelaha gar-xajis Kuwaasi oo gabi ahaanba noqday waxba kama jiraan iyadoo dhanka kalena  ay kasoo baxeen qodobo xasaasiya dhamaan lidku ah xukuumada somaliland iyo qaarkamida beelaha somaliland,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA ISBARBAR DHIGA QODOBADII MADAXWAYNE MUUSE BIIXI KA RAJAYNAYAY  IN AY KASOO BAXAAN SHIRKA GAR-XAJIS IYO NUXURKA  8QODOB EE LAGA SOO SAARAY;

https://youtu.be/M-wkxgddqls

COMMENTS
LINKS