Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Arimaha Uu Kala Hadley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshey Prof Ismaciil Buubaa Iyo Arimaha Uu Kala Hadley
July 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo salaasa ah taariikhduna tahay, 10-07-2018 kulan gaar ah la qaatay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, xubinna ka ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

kulankaasi ayaa kusoo dhammaaday is afgarad, waxaana ay madaxweynaha iyo siyaasigu isla qaateen inay si joogto ah uga wadashaqeeyaan danta guud iyo horumarka qaranka.

 

buubaa buubaa2 buubaa4 buubaa11

COMMENTS
LINKS