Xukuumada Somaliland oo Shaacisay Wakhtiga La Bilaabayo Jidka Isku Xidhaya Wajaale iyo Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Shaacisay Wakhtiga La Bilaabayo Jidka Isku Xidhaya Wajaale iyo Berbera
July 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxa uu shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabayo dhismaha Jidka isku xidhaya Berbera iyo Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS