Boobe Yuusuf Ducaale oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyay Golaha Wakiilada iyo Guurtida, Sheegayna Xaalada Haysata Sharci Dajinta Midka Adag Aanay Dalka Ka Jirin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boobe Yuusuf Ducaale oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyay Golaha Wakiilada iyo Guurtida, Sheegayna Xaalada Haysata Sharci Dajinta Midka Adag Aanay Dalka Ka Jirin
July 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyay Golaha Wakiilada iyo Guurtida Somaliland isagoo ku eedeeyay in yihiin qaar sharci daro ku fadhiya diyaarna aan u aheyn inay xilka baneeyaan waxaana uu sheegay in xaalada haysata sharci dejinta aanay mid ka adag dalka ka jirin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS