DAAWO; Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Cabashada Qoyska Leh Dhul La Sheegay In Madaxtooyo Laga Dhisayo,Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Cabashada Qoyska Leh Dhul La Sheegay In Madaxtooyo Laga Dhisayo,Iyo Fariinta Ay Xukuumada Udireen
July 10, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Ayaa ka Hadlay Cabashada Qoyska Ila Xasan Dalab oo maalmihii Udanbeeyay warbaahinta ka hadlayay Isagoo Ka Cabanaya Dhul ay ku Leeyihiin Galbeedka Hargaysa Oo ay sheegeen in madaxwayne Muuse Bixi Ciidan Dul Dhigay laga dhisayo Madaxtooyo Cusub.

WADANI

Xisbiga wadani ayaa Madaxtooyada Somaliland ugu Baaqay in Ay Qoyskaa Dhulkooda Fara uga qaadaan,xoog iyo cadaaladarona ay tahay wixii bulshada reer somaliland kula dagaalanmeen xukuumadii rajiibka ahayd ee Siyaad Bare,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

https://youtu.be/rnxEqZuEZo0

COMMENTS
LINKS