Wafti Xukuumada Ka Tirsan oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Allay-baday iyo Arabsiyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Xukuumada Ka Tirsan oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Allay-baday iyo Arabsiyo
July 10, 2018 - Written by Reporter:

Allay-baday (WJN)- Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta, Maamulka Gobolka Gabiley, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Allay-baday iyo Arabsiyo iyo qurboog tiro badan ayaa waxa ay maanta si wada jir ah u soo kormeereen halka ay marayso dhismaha wadada isku xidhaysa magaalooyinka Allay-baday iyo Arabsiyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/YzJqGGAexko

COMMENTS
LINKS