WAJAALE NEWS

Wafti Xukuumada Ka Tirsan oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Allay-baday iyo Arabsiyo

Allay-baday (WJN)- Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta, Maamulka Gobolka Gabiley, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Allay-baday iyo Arabsiyo iyo qurboog tiro badan ayaa waxa ay maanta si wada jir ah u soo kormeereen halka ay marayso dhismaha wadada isku xidhaysa magaalooyinka Allay-baday iyo Arabsiyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/YzJqGGAexko

Exit mobile version