Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Xilkii U Kala Wareejiyay Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Gabiley iyo Taliyihii Hore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Xilkii U Kala Wareejiyay Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Gabiley iyo Taliyihii Hore
July 11, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxa uu maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Gobolka Gabiley iyo Taliyihii hore.

Munaasibadan xil wareejinta waxaa ka soo qayb galay Wasiirada Wasaaradaha Gaashaandhiga, Isgaadhsiinta, Qorshaynta Qaranka, Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maamulka Gobolka Gabiley, Madax-dhaqameed iyo Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Booliska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS