Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Faah-Faahiyey Afar Qodob oo La Dul Dhigay Beelihii Ku Dagaalamay Ceel-afweyn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Faah-Faahiyey Afar Qodob oo La Dul Dhigay Beelihii Ku Dagaalamay Ceel-afweyn
July 11, 2018 - Written by Reporter:

Ceel-afwayn (WJN)- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu Faah-faahiyay 4 qodob oo la dul dhigay beelihii dirirtyu ku dhexmartay deegaanka Ceel-afwayn looguna sii gogol xaadhayo shir nabadeed dhex mara dadka deegaankaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Lu9FsEIleSY

 

COMMENTS
LINKS