WAJAALE NEWS

Baarlamaanka Somaliland oo Soo Bandhigay Qaabka Lagaga Bixi Karo Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta Warbaahinta Isla Soo Taaga Hadalada Xambaarsan Xanafta iyo Beelnimada

Hargeysa (WJN)- Somaliland ayaa waxaa mudooyinkii u danbeeyay kusoo badanayay Madax-dhaqameedyada iyo Siyaasiyiinta warbaahinta isla soo taagaya hadaallo xambaarsan xanaf iyo beelnimo.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed {Cabdiraxman Xoog} iyo Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Cige {balaaki} oo labaduba ka tirsan baarllamaanka Somaliland ayaa Waxaa ay soo bandhigeen qaabka lagaga bixi karo Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta hadalada xanbaarsan xanafta iyo beelnimada isla soo taaga warbaahinta .

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version