WAJAALE NEWS

Qaar Kamida Dadwaynaha Ku Nool Hargeysa oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Biyo La’aan Soo Food Saartay, Madaxweyne Muuse Biixina Ugu Baaqay In Uu Maareeye Cusub U Soo Magacaabo Wakaalada Biyaha

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Dadwaynaha ku nool degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargaysa ayaa waxa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Biyo La,aan baahsan oo soo foodsaartay waxaanay fariin adag u direen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyagoo ugu baaqay in uu maareeye cusub u soo magaacbo Wakaalada Biyaha Hargaysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version