Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dalbaday Kal fadhi Aan Caadi Ahayn Oo Maayarka Xilka Lagaga Xayuubinayo Iyo Nuxurka Qoraal Ay Gudbiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dalbaday Kal fadhi Aan Caadi Ahayn Oo Maayarka Xilka Lagaga Xayuubinayo Iyo Nuxurka Qoraal Ay Gudbiyeen.
July 11, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Xildhibanaadii Ugu Tirada Badnaa ee kamida golaha deegaanka degmada gabiley ayaa wasaarada arimaha gudaha ,badhasaabka gobolka iyo duqa degmada ugudbiyay qoraal ay ku sexeexan yihiin oo ay ku dalbanayaa in si deg deg ah loo qabto kalfadhi aan caadi ahayn oo xilka lagaga tuurayo maayar maxamed cumar cabdi.

xilka qaadista maayarka

Waxaana arinta mooshinka xilka qaadista maayarka ka hadlay xubno kamida xildhibanadii mooshinkan watay.

Qoraalkan ay saaka ugudbiyeen maayarka iyo badhasaabka,

Halkan ka Akhri Qoraalka codsiga ah ee ay gudbiyeen xildhibaanada golaha deegaanka gabiley iyo Nuxurka Ay xanbaarsan yahay+Tirada Xildhibaanada Ku Sexeexan!!

xil gabiley

SEXEEXA XILDHIBANADA

 

DAAWO MUUQAALKA HADALKA XILDHIBAANADA;

https://youtu.be/_hBMQgNl-t4

COMMENTS
LINKS