Xoola dhaqatada deegaanada degmada Saylac oo deeq Isugu Jirta Xoolo iyo Lacag Ugu deeqay Ciidanka qaranka Somaliland ee Jiida hore | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoola dhaqatada deegaanada degmada Saylac oo deeq Isugu Jirta Xoolo iyo Lacag Ugu deeqay Ciidanka qaranka Somaliland ee Jiida hore
July 11, 2018 - Written by Reporter:

Saylac (WJN)- Qaar ka mid ah xoolaha dhaqatada ku nool deegaanada Degmada Saylac ayaa waxa ay maanta deeq isugu jirta xoolo iyo lacag ay ugu deeqeen Ciidanka qaranka Somaliland ee jiida hore ay ku wareejiyeen Maamulka gobolka Salal iyo ka degmada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS