WAJAALE NEWS

Xoola dhaqatada deegaanada degmada Saylac oo deeq Isugu Jirta Xoolo iyo Lacag Ugu deeqay Ciidanka qaranka Somaliland ee Jiida hore

Saylac (WJN)- Qaar ka mid ah xoolaha dhaqatada ku nool deegaanada Degmada Saylac ayaa waxa ay maanta deeq isugu jirta xoolo iyo lacag ay ugu deeqeen Ciidanka qaranka Somaliland ee jiida hore ay ku wareejiyeen Maamulka gobolka Salal iyo ka degmada Saylac.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version