Xisbiga Ucid oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu Xujaydii Somaliland Ka Hor Istaagay Xajka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu Xujaydii Somaliland Ka Hor Istaagay Xajka
July 12, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Gudoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdinaasir Muxumed Xasan Buni ayaa waxa uu Madaxweynaha dawlada Soomaaliya ku eedeeyay in uu xujaydii reer Somaliland uu ka hor istaagay Xajka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS