Maayarka Magaalada Gabiley oo Jawaabo Is Burinaya Kaga Fal Celiyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley oo Jawaabo Is Burinaya Kaga Fal Celiyay Mooshin Xilka Lagaga Qaadayo
July 12, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN) –Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar ayaa waxa uu jawaabo is burinaya uu kaga fal celiyay mooshin xilka lagaga qaadayo oo ay qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka Gabiley ay ka gudbiyeen isagoo sheegay in aanu sharci ahayn mooshinkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/PxW8fFQmeUw

COMMENTS
LINKS