“Dagaalka Tukaraq Waxba Nalagama Waydyiin, Waxbana Kalama Socono”.Cali Khaliif Galeydh | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dagaalka Tukaraq Waxba Nalagama Waydyiin, Waxbana Kalama Socono”.Cali Khaliif Galeydh
July 12, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Prof, Cali Khaliif Galaydh oo magaalada Laascaanood ka furay kala fadhigii 9 aad ee baarlamaanka Khaatumo ayaa waxaa uu si kulul uu uga hadley xiisada dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq.

Prof Cali Khaliif ayaa si kulul uga soo hor jeestey dagaalkaasi, isla markaana waxaaa uu cadeeyey in Somaliland aaney dagaalkaasi ka Talo Galinin, oo dhulka Lagu dagaalamayo ay leeyihiin hadii aan taladiisa laga qeyb galinina meel uu dagalkaasi gaadhayana aanu jirin.

Sidoo kale Prof Galeydh ayaa eedihii ugu cuslaa waxaa uu u jeediyey maamulka Puntland waxaana uu carabka  carabka ku dhuftey in Abtirsiinta Ay Puntland la ordeyso ay tahay mid awarka lagu kacsanaayo, balse Puntland aaney danta Khaatumo Iyo Dhul bahante aaney Wadin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/TiKQaFizG5M

COMMENTS
LINKS