DAAWO; Wasiirka Wasaarada Biyaha JSL Oo Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Bulaxaar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Biyaha JSL Oo Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Bulaxaar.
July 12, 2018 - Written by Editor:

BULA-XAAR(W,N) Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland oo ay weheliyaan wasiirka gaadiidka xildhibaano iyo maamulka magaalada berbera ee gobolka saaxil iyo qaarkamida salaadiinta Somaliland.

Magaalada Bulaxaar oo kamida gobolka saaxil ayaa waxa laga hirgaliyay ceel biyood kaasi oo ay deegaanka ugu deeqeen qurba jog reer Somaliland ee kasoo jeeda gobolkan

Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay wasiirka biyaha wasiirka gaadiidka iyo xubno iskugu jira xildhibaano Iyo Salaadiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS