Wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii madaxwayne Silaanyo oo sheegay in uu u tartamayo xilka gudoomiye ee kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii madaxwayne Silaanyo oo sheegay in uu u tartamayo xilka gudoomiye ee kulmiye
July 13, 2018 - Written by Wariye:

wasiirHargaysa(WJN):-wasiirkii xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (SILAAYO) ayaa sheegay in uu xilka gudoomiye nimo ee xisbiga talada haya ee kulmiye uu u hanqaltagayo isla markaan uu kula tartamayo hadii uu isku soo shaxo in uu xilkii sii hayo madaxwayne muuse Biixi Cabdi oo wali aan iska wareejin xilka gudoomiye nimo.

Khadar Xaaji Yuusuf oo wariis ka ahaan jiray wasarada dhaqanka iyo dalxiisk ee xukuumadii hore ee dhawaan xilka banaysay

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS