WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Aadan Tarabi Oo Maanso Qiiro Leh Ka Tiriyay Colaada Beelaha Walaalaha Ah Ee Deegaanada Ceel-Afwayn,

Ceergaabo(W,N) Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo kamida Abwaanada waawayn ee dagalada somalida caanka ah kuna sugan xiligan magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa maanso qiiro leh ku cabiray colaada udhaxaysa  beelaha walalaha ah ee wada dega deegaanada ceel afwayn

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Maansadan;

 

Exit mobile version