WAJAALE NEWS

DAAWO; Madarasada Al Aqsa Ee Xifdinta Quraanka Kariimka ah Ee Magaalada Tog Wajaale Oo Xaflad U Qabatay Ardayda Waxka Barata.

TOG WAJAALE(W,N) Masarada Xifdinta Quraanka Kariimka ah Ee Al Aqsa Ee Magaalada Tog Wajaale gobolka Gabiley ayaa munaasibad balaadhan u qabatay ardayda waxka barata ,waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay maamulka degmada tog wajaale ,waalidiinta iyo guud ahaan maamulka dugsiga al aqsa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version