DAAWO; Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Jsl Oo Si Adag U dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Jsl Oo Si Adag U dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada.
July 13, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Xildhibaan Cabdikariim Aw Cumar Sheekh Axmed Fure oo katirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa si Adag u Dhaliilay Siyasada Arimaha dibada somaliland isagoo Wasiirka Arimaha dibada ku Dhaliilay in Aanu la Jaan Qaadi karin Isbadalka Geeska Afrika ka Socda.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS