Xildhibaan Ka Tirsan golaha Deegaanka Gabiley oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Xadhkaha Goostay oo Uu Ku Kacay Maayarka Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan golaha Deegaanka Gabiley oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Xadhkaha Goostay oo Uu Ku Kacay Maayarka Gabiley
July 13, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Xildhibaan Maxamed Aamin Cali oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley Ayaa waxa uu ka jawaabay eedaymo Maayarka Gabiley u soo jeediyay Xildhibaano mooshin ka keenay ee doonayay in ay xilka ka tuuraan.

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Aamin Cali ayaa waxaa uu maayayarka Gabiley ku eedeeyay in uu ku kacay Musuq-maasuq oo ay baaqatay maashaariico badan oo miisaaniyada ugu jirtay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/-gUUGNh1SaM

 

 

COMMENTS
LINKS