WAJAALE NEWS

Gabadh Uu Dhalay Fanaankii Caanka Ahaa Ee Maxamed Mooge Liibaan oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynayay Yaasmiin Maxamed Mooge oo ah gabadha kaliya ee uu dhalay ale ha u naxariistee Fanaankii Caanka ahaa ee Maxamed Mooge Liibaan ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Hargaysa, waxaana ka soo qayb galay Xildhibaano, Abwaano, Fanaaniin iyo marti sharaf kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version