DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Culimadii Nabadaynta Ujoogtay Ceel afwayn Oo Wacdiyo Diini ah Ujeediyay Bulshada Deegaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Culimadii Nabadaynta Ujoogtay Ceel afwayn Oo Wacdiyo Diini ah Ujeediyay Bulshada Deegaanka.
July 13, 2018 - Written by Editor:

Ceef-afwayn(W,N) Ergadii Nabadaynta Colaada beelaha wada dega deegaanka ceel afwayn ee uu hogaaminayay madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo culimada reer somaliland ayaa salaadii jimcaha la tukaday dadwaynaha reer ceel afwayn.

SAYLICI 2

Halkaasi oo Culimadu ay uga jeediyeen wacdi diin ah iyadoo madaxwyne kuxigeenku udiray fariimo waano ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS