DAAWO; Aqoonyahan Mustafe Saleebaan Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Muhiimada Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Prof Ismaaciil Bubaa,+ Isbadalka Siyaasada Geeska. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Mustafe Saleebaan Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Muhiimada Kulankii Madaxwayne Biixi Iyo Prof Ismaaciil Bubaa,+ Isbadalka Siyaasada Geeska.
July 15, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) Aqoonyahan Mustafe Saleebaan Cilmi Oo Kamida Aqoonyahanka Reer Somaliland, Kana mid ahaa  dayartii kasoo qaybgashay halgankii  dib uxorayntii madaxbanaanida jamhuuriyada  somaliland ayaa si qotodheer uga hadlay muhiimada kulankii Madaxwaynaha SomalilandMuuse Biixi Cabdi  dhawaan la yeeshay siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo kamida ahaa Saraakiishii SNM xiligana katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.

Aqoonyahan Mustafe Saleeban oo  ah Xirfadle Madaxbanaan ayaa sidoo kale ka Hadlay Xaalada deegaanka Ceel-afwayn iyo isbadalka siyaasada geeska africa gaar ahaan ka ka socda dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS