WAJAALE NEWS

Si Fudud Iskugu Soo Dir lacag inta Aad Dalka joogto

Si fudud iskugu soo dir lacag inta aad dalka joogto, Hadii aad tahay Qurba Joog waxay shirkada caanka ah ee TransferGalaxy kugu tala gashay Aadeega xawilaada lacagta intarneetka oo kuu suurta galinaysa inaad lacag u diri karto Ehelkaaga goorkasta iyo goobkasta adigoo Adeegsanaya Computer kaaga, Tablet-kaaga ama Mobile-kaaga. Qofka loo dirayona wuxuu ku heleyaa lacagta iyada oo lacagta teleefoonkiisa lagu shubo.

Adeegan waxaad isticmaali kartaa  wakhti kasta 24/7/65, meelkasta adigoo ka isticmaalaya Computerada la qaato, Ey-baadhyada iyo Telefoonada Casriga ah.

 

Wixii Faah Faahin ah kala xidhiidh, www.transfergalaxy.com +252-636644449

 

 

 

 

Exit mobile version