Wariye Yoonis Cali Nuur oo Geeriyooday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wariye Yoonis Cali Nuur oo Geeriyooday
July 20, 2018 - Written by Reporter:

Allaha u naxariistee waxaa magaalada London ku geeriyooday Yoonis Cali Nuur oo ahaa Saxafi in badan ka soo shaqeeyay BBC, kana mid ahaa wariyaasha ka hawl gala Telefiishanka Qaranka Somalialnd, Taariikhdii kala duwanaa ee Wariye Yoonis Cali Nuur waan idiin soo dayn doonaa.

 

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

 

 

COMMENTS
LINKS