Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi U Dirayaan Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi U Dirayaan Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur
July 20, 2018 - Written by Reporter:

Dhamaan Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda Wararka ee Wajaalenews.net  Waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii, Asxaabtii, Bahda Warbaahinta iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay ale ha u naxariistee Wariye Yoonis Cali Nuur oo xalay ku geeriyooday Cisbitaal ku yaala magaalada London, waxaanan ale uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo qabrigana u nuuriyo Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiin Aamiiin Aamiiin.

 

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

 

COMMENTS
LINKS