DEG DEG: Xisbiga Ucid oo Soo Bandhigay Siro Badan oo Ku Duugan Kulankii Faysal Cali Waraabe iyo Farmaajo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DEG DEG: Xisbiga Ucid oo Soo Bandhigay Siro Badan oo Ku Duugan Kulankii Faysal Cali Waraabe iyo Farmaajo
July 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xaruntooda guud ee Hargeysa ayaa waxa ay ka warbixiyeen shirkii ka dhacay Brussels ee uu Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ka qayb galay .

Sidoo kale Gudddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee xisbiga Ucid Cabdinaasir Buuni ayaa waxaa uu ka waramay cida lahayd dalabka ay ku kulmeen Faysal Cali Waraabe, Cali Khaliif Galaydh iyo Madaxweynaha Soomaaliya

Dhanka kale Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay xisbiga Waddani.

 

Hakan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/RU-lWbjTdoI

COMMENTS
LINKS