WAJAALE NEWS

Beesha Bariga Burco oo Shuruud Adag Ku Xidhay Nabadaynta Ceel-afwayn

Ceel-afweyn (WJN)- Suldaanka guud ee Beesha Bariga Burco oo la weydiiyey in la bilaabo ka gar naqa dagaalada soo noq noqdey ee ka taagan deegaanka Ceel-afwayn in ay diyaar u yahiin dhinacooda ayaa waxaa uu sheegay in aaney maanta diyaar aheyn oo ay doonayaan in la sugo Boqor Buudmadow oo maanta ka soo baxay magaalada Hargeysa ilaa inta uu u imaanayana aaaney gun madhneen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/57tMBHMtifY

Exit mobile version