“Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Halkii Ay Rabeen Ayay Tageen Ee Yaanay Nagu Soo Noqonin”.Xildhibaan Indho-Indho | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Halkii Ay Rabeen Ayay Tageen Ee Yaanay Nagu Soo Noqonin”.Xildhibaan Indho-Indho
July 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-Indho oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa Waxa uu ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin Kulankii Madaxwaynaha Soomaaliya ay la yeesheen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Enj Faysal Cali Waraabe Iyo Hugaamiya Khaatumo  Dr Cali Khaliif Galaydh.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/CEzvGWHlz_Y

COMMENTS
LINKS