Khilaaf Xoogan oo Ka dhex qaraxay Masuuliyiinta Hay”adda dhawrista Tayada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaaf Xoogan oo Ka dhex qaraxay Masuuliyiinta Hay”adda dhawrista Tayada Somaliland
July 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Hay”adda dhawrista tayada Somaliland Maxamed Geedi Caynaanshe ayaa waxa uu markii ugu horaysay shaaciyay in uu jiro khilaaf xoogan oo maalmihii u danbeeyay u dhexeeyay isaga iyo Guddoomiyaha Hay”adda dhawrista.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS